Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamad Daahir Cukuse ayaa ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE tilmaamayna in dadka laga daayo qabiilada iyo ardaayada loo kala fadhiisinaayo,sido kalana sheegay in musharaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE noqon yahay Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo Siilaanyo