Burco(Xogsoormedia.com) Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer ee Magaalada Burco oo maanta warbaahinta la hadlaayay ayaa sheegay inay wasaarada caafimaadka ee magaalada Burco ay tahay mid ku fashilan tahay waxqabadkii loogu talo galay inay wax ka qabato arrimaha caafimaadka ee gobolka Togdheer, isaga oo sheegay inuu wax u qaban kari waayay laba nin oo agtiisa ku xidhan cidkale oo magaalada iyo gobolka taalana aanay waxba u qaban karin.