Hargeysa(Xogsoormedia.com) Musharaxa Madaxweynenimo Ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Oo Maanta La Hadlay Warbaahinta ayaa Tacsi U Diray Qoysaskii Qaraabadi iyo Iyo Qaranka Somaliland Ee Ay Ka Baxeen Askartii Ku Dhimatay Weerarkii Xalay Lagu Soo Qaaday Guriga Badhasaabka Gobolka Awdal.