Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wefti uu hoggaaminayo,ayaa saaka dalka ka dhoofay una kicitimay dalalka Ingiriiska,Irland iyo dalal kale.
Weftiga Madaxweynaha,ayaa la filayaa in ay dalka Ingiriiska ku kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb gelaya kulanka guud ee qaramada midoobay ee ka furmaya Xarunta Golaha Ammaanka ee New York.
Kulanka labada Madaxweyne ayaa la sheegay in ay ka dambaysay isla markaana ay ka soo shaqaysay dawladda Ingiriisku.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Hargeysa Somaliland