Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Waran Ka Taagnaa Madaxweyne Xasan Ka Gooyay

0
405

Muqdisho(Xogsoormedia.com):-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa maanta waran ku taagnaa Madaxweynaha Soomaaliya ka gooyay ka dib markii uu soo saaray qaraar laga gaadhay mooshinkii lidkka ku ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee hore looga soo gudbiyay.

Warbixin ka soo baxday Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya,ayaa lagu sheegay in mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweyne Xasan in ay aqbaleen mudaneyaashii ka soo gudbiyay in arrinta wada hadal lagu dhameeyo isla markaana mooshinkii Xasank lagu ridayay meesha laga saaray.

jawaari

Hadaba halkan ka akhriso go,aammadda ka soo baxay guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Goaan_Guddoonka_Baarlamaanka (1)

Goaan_Guddoonka_Baarlamaanka (2)

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here