Hargeysa(Xogsoormedia.com):- dagaalkii dhex maray Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo ku-xigeenkiisa koobaad Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Baashe Maxamed Faarax,ayaa waxaa sabab u ahaa mooshin ka dhan ah Go’aan hore golaha Wakiiladdu ugu diideen Wasiirjinta Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera oo Xukuumaddu doonaysay in ay ku wareejiso.
Go,aanka golaha wakiiladu codka ku meel mariyeen in aan Haamaha la wareejin Karin,ayaa waxaa ka dhashay muran siyaasadeed oo ka dhex qarxay Madaxtooyada iyo Wakiiladda gaar ahaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda oo qoraal isugu jawaabay.
Hadaba magacyada mudaneyaasha goa,aankii hore ee golaha u codeeyay ee lagu meel mariyay in aan haamaha shidaalka la wareejin Karin,ayaa xubno xildhibaada hore ugu codeeyay wareejin diidka Haamuhu imikana waxay ka dhex muuqdaan mooshinka dib laga soo abaabulay ee lagu doonayay in lagu buriyo go,aankii hore ee golaha.
Xildhibaanada saxeexay ee soo gudbiyay mooshinka shalay gacan ka hadalka sababbay waxaa ma dhex muuqda oo far madaw ku qoran mudanayaashii go,aanka horena u codeeyay
- Xildh. Mahdi Xuseen Cadarre,
- Siciid Maxamed Cilmi.
- Cali Xasan Maxamed.
- Xasan Cawaale Caynaan.
- Xasan Muuse Hufane.
- Ibraahim Axmed Raygal.
- Axmed Barkhad Obsiiye
- Mahdi Cabdilaahi Maxamed
- Axmed Cabdi Kijandhe
- Cabdilaahi Axmed Yuusuf.
- Axmed Jaamac Cali
- Cali Maxamed Aadan
- Ibraahim Axmed Sheekh Muuse.
- Ibraahim Carraale Cabdi
- Maxamed Xuseen Xaaji Ciise.
- Mahdi Maxamed Jaamac
- Maxamed Axmed Obsiiye
- Saleebaan Cawad Cali
- Maxamed Xaaji yuusuf Waabeeyo.
- Cabdi Hirad Warfaa
- Cabdiqaadir Jaamac Xaamud
- Cabdilaahi Xuseen Cige
- Axmed Maxamed Diiriye.
- Abuukar Cabdiraxmaan Good
- Cabdiraxman Muuse Jaamac
- Cali Obsiiye Diiriye
- Maxamed Jaamac Cabdi
- Xamse Maxamed Gaaddo-weyne
- Cabdicasiis Cabdilaahi Aadan dhulcun
- Farxaan Maxamed Cali
- Maxamed Cismaan Aadan
- Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan
- Cabdiraxmaaan Maxamed Jaamac
- Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
- Maxamed Maxamuud Cumar Xaashi.
- Axmed Ducaale
- Maxamed Axmed Dhakool
- Sulaymaan Yuusuf Cali Koore
Sideed iyo soddonkaas xildhibaan ayay kala ahaayeen xubnaha saxeexay mooshinka shalay fawdada abuuray ee golaha wakiillada la hor keenay.
Arrinta xusida mudan ayaa ah in ay xildhibaannadan saxeexay mooshinka shalay ee wareejinta haamuhu ay sidoo kale ku jireen xubno iyaguna ka mid ahaa afartankii xildhibaan ee hore codka diidmada ah gacanta ugu taagay in la wareejiyo haamaha hase ahaatee hujuun adag iyo kaambayn ay xukuumadda iyo xubnaha kaadiriinta goluhu qaadeen lagu soo xero geliyey mawqifkoodii horena lagu bedelay. Xubnahaas wada saxeexay labada mooshin ee isku lidiga ah ayaa ka koobnaa lix mudane oo kuwada jiray labada liisba.
Magacyada Xildhibaannada Diiday Mooshinkii Hore ee wareejinta Haamaha
- Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire
- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille
- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
- Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye
- Xildhibaan Axmed Faarax Toot
- Xildhibaan Cali xaaji Maxamed Muuse
- Xildhibaan Baar Siciid Faarax
- Xildhibaan Cabdiqaadir Tukaale
- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
- Xildhibaan Xasan Maxamed Hufane
- Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige
- Xildhibaan Jaamac Xasan Cadow
- Xildhibaan Maxamed Saalax Cige
- Xildhibaan Bashiir |Sh. Xuseen Tukaale
- Xildhibaan Weli Axmed Xaawo
- Xildhibaan Xaashi Xuseen Caabi
- Xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog)
- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle
- Xildhibaan Faarax Maxamed Cabdulle
- Xildhibaan Ibraahim Axmed Reygal
- Xildhibaan Maxamuud Jaamac X. Cilmi
- Xildhibaan Axmed Xasan Aadan (Weyso-cadde)
- Xildhibaan Xaamud Xasan Cismaan
- Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige (Black)
- Xildhibaan Cabdikariim Aw Cali Shabeel
- Xildhibaan Maxamed Baaruud Shide
- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan
- Xildhibaan Aadan Muxumed Hoorri (Mataan)
- Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool
- Xildhibaan Maxamed Cusmaan Maxamed (Bulqaas)
- Xildhibaan Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale)
- Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa
- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
- Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf
- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama)
- Xildhibaan Siciid Yuusuf Cartan
- Xildhibaan Ibraahim Jaamac Reyte.
Xigasho wargeyska Hubaal
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland