Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Prof Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa,ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Caasimadda Hargeysa ee Somaliland oo uu muddo labaataneeye sano ah kaga maqnaa mabda,a Federaalka iyo Soomaaliwaeyn oo uu aaminsanaa balse imika uu ka noqday.