Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuuud Siilaanyo,ayaa go,aankii Golaha Wakiiladdu ku laaleen wareejinta Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera oo ay ku ansixiyeen cod aqlabiyad ah ku diiday kuna tilmaamay sharci darro baalmarsan Dastuurka.
sida uu laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBBC-da u xaqiijiyay wasiirka xidhiidhka Goleyaasha Cali Xaamud Jibriil.
waxaanu sheegay Wasiirku in Madaxweynuhu ku tilmaamay go,aanka golaha mid baalmarsan dastuurka oo qayrul sharci ah isla markaana aanay Xukuumaddu qaadan ee ay dib ugu celisay golihii uu ka soo baxay.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmal.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland