Duufaan Siyaasadeed Oo Xukuumadda Siilaanyo Kaga Hor Yimi Wareejinta Haamaha Kaydka Shidaalka

0
499

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo dhawaan ku dhawaaqday in ay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera in lagu wareejinayo shirkado Ganacsi,ayaa waxaa Xukuumadda kaga hor yimi oo ku bilaabmay duufaanno lagaga soo hor jeedo wareejinta Haamaha kaydka Shidaalka Berbera.
hadaba halkan ka daawo dadweynaha reer Berbera oo si dareen leh uga soo hor jeestay wareejinta Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera.

Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here