Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii Uu Hoggaaminayay Oo Hargeysa Ku Soo Noqday

0
372

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Weftigii balaadhnaa ee uu hoggaamiyay  ee socdaalka shaqo ku marayay gobolada bariga dalka ayaa goordhawayd soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.

Madaxweynaha iyo Weftigiisa ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay Hargeysana iyadoo Madaxweynaha iyo Weftigiisa lagaga hor tegay dhinaca bari ee Caasimadda.

siilaanyo 11

Madaxweynaha ayaa intii uu socdaalka ku maqnaa waxaa uu soo maray deegaano balaadhan oo ka tirsan gobolada Saaxil,Togdheer,Saraar,Sool iyo Sanaag,waxaanu intii uu Madaxweynuhu intii uu socdaalkiisa ku guda jiray uu mashaariic wax qabad oo la hir galiyay deegaamada uu booqday.

waxaa kale oo uu kulamo kala duwan la yeeshay waxgaradka iyo madaxdhaqameedka deegaanada uu tegay.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here