Laascaanood(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Madaxweynaha ayaa Laascaanood kulamo kula yeeshay maamulka gobolka Sool iyo Madaxdhaqameedka reer Sool.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Hargeysa Somaliland