Daawo:”Madaxweynaha Waxaanu La Doonaynay Muddo kordhin Sharci Ah Isna Wuxuu Doonayaa Mid Sharci Darro Ah”Jamaal Cali Xuseen

0
400

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Jamaal Cali Xuseen Musharaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay in ay dhamaatay muddo xileedkii Madaxweynaha ee sharciga ahayd isla markaana uu ku fadhiyo sharci darro.
waxaanu intaa ku daray in ay la doonayeen muddo kordhin sharci ah laakiin uu Madaxweynuhu isagu doomayo mid sharci darro ah.
hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here