Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa asteeyay oo hoosta ka xariiqay jidka uu u marayo hoggaaminta Somaliland.
waxaanu sheegay in loo baahan yahay in doodo caalami ah la galo oo ay hadal toos ah wadaagaan ragga damaca leh ee doonaya in ay dalka hoggaamiyaan kadibna ay bulshadu kala xulato.
halka imika hoggaaminta dalka laga soo dhex boxo asxaabta gudaheeda isla markaana xisbiyadu soo sharaxaaanna cidda ay u xulayaan in ay dalka ka noqoto Madaxweyne iyo ku-xigeen.
waxaanu tilmaamay in loo baahan yahay in doodo toos ah laga wadaago TV-yada isla markaana lagu doodo qof kastaaba waxaa uu ka qabanayo arrimaha dibada,caafiaamdka, waxbarashada iyo dhamaan adeegyada bulshada.
hadaba halkana ka daawo prof: Samatar oo arrimahaa ka hadlaya.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland