Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Weftigii nabadaynta ugu baxay gobolka Sool ee ka gurmaday shaqaaqadii dhimahsda iyo dhaawaca sababta ee dhex martay beelaha wada dega gobolka Sool ee ka dhacday tuulada Guumays,ayaa sheegay in ay meel fiican u marayso nabadaynta labada beelood kuna guulaysteen in arrinta nabad lagu dhameeyo.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland