Danjirihii Dalka Jamhuuriyadda Jibouti, U Fadhiyay Qaramada Midoobay Iyo Maraykanka Oo Geeriyooday

0
389

W/W(Xogsoormedia.com):- Safiirkii dalka Jamhuuriyada Djibouti, u fadhiyay dalka Maraykanka iyo Qaramada Midoobay Rooble Colhaye,ayaa ku geeriyooday dalka Maraykanka

colhaye(1)

Safiir Colhaye oo ahaa diblamaasi can ah oo caalamka oo dhan aad looga yaqaan isla markaana ahaa safiirka joogtada ah ee dalka D,Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay ayay da,diisu ahayd 71

Danjire Rooble Colhaye, oo ahaa Dublamaasi weyn oo caan ka ah dalka Jibouti, iyo dunidaba, waxa uu dhashay 24-kii bishii April, sannadkii 1944-kii, waxaanu ahaa Safiirkaa joogtada aj ee dalka Jamhuuriyadda Jibouti, u fadhiya Qaramada Midoobay, iyo dalka Marykanka, laga soo bilaabo sannadkii 1989-kii

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here