Muuse Biixi Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Shirka Mucaaridku Ku Baaqay

0
286

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbi Xaakiimka Somaliland ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa sharci darro iyo wax aan qaanuunka dalka waafaqsanayn ku tilmaamay in asxaabta mucaaridku ay qabtaan shirka ay ku baaqeen oo u muddayn in ay berri qabsadaan.

hadaba halkan ka daawo:

Xogsoormeida.com

Xogsoormeida.com@gmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here