Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Muxuu Ka Yidhi Dacwada Mucaaridku U Gudbiyeen

0
289

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha  Maxkamadda Sare ee Somalilnad Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay warqada dacwadda Mucaaridku ay u soo gudbiyeen.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa sheegay in qoraalka Mucaaridku kaga  cabanayaan Xukuumadda oo ka joojisay Huteelada in ay ku shirikaraan in ay jirto isla markaana  ay darsayaan wuxuu sharcigu ka qabo dacwada Mucaaridku soo gaadhsiiyeen

sidaana waxaa uu u xaqiijiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare laanta afka Soomaaliga ee BBC-da

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@hotmail.com

Abafgaab@hotmail.com

Hargeysa Somalilnad

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here