Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Ciidanka booliska Somaliland,ayaa la galiyay heegan aad u sarreeya oo ay ku sugayaan ammaanka. kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen hoggaanka sare ee booliska Somalilnad oo uu hor kacayo taliyaha Booliska sarreeye guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo uu kala soo qayb galay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha ee gobolada iyo degmooyinka Amed Faarax Caddare Taliye kuxigeenka Booliska Cabdiraxmaan Liibaan iyo saraakiilsha sar sare ee boolisku ayaa lagaga hadlay kor u qaadista ammaanka dalka iyo adkaynta nabad gelyada.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland