Guddoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Xubnaha Xisbigiisa Iska Casilay

0
314

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI  ahna Guddoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday ka dib markii uu soo dhamaystay socdaal shaqsi ah oo uu ugu maqnaa  maalmo kooban dalka jabuuti.

Guddoomiye waxaa uu shacbiga Somaliland ku hambalyeeyay munaasibadda ciidul fidriga  oo caalamka Islaamka oo dhan maanta laga ciiday.

waxaa kale oo uu ka hadlay xubno miisaan ku lahaa xisbiga oo xilalna ka hayay oo iska casilay.

hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here