Guumays(Xogsoormedia.com):- Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryaynta Cabdirisaaq Khaliif iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Sool oo uu hoggaamiyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa guda galay soo af-jaridda shaqaaqadii dhimashada iyo dhaawaca keentay ee ka dhacday ee ka dhacday tuulada Guumays oo ay laba qof ku dhinteen tiro kalena ku dhaawacantay.
Weftiga Xukuumadda iyo Madaxdhaqameedka oo soo gaadhay deegaanka Guumays ayaa caddeeyay in ay ka go,antahay in ay nabad ku dhameeyaan shaqaaqada dhimashada keentay ee labada beelood dhex martay.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland
abafgaab@hotmail.com