Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Siyaasiga Cismaan Cabdilaahi Cigaal Cismaan Hindi oo ka mid ahaa hoggaankii xisbigii ka baxay saaxadda siyaasadda ee UDUD ayaa mucaaridka dhaliilo u soo jeediyay sheegayna in muddo dhamaadka Xil ka Xukuumadda ka dib in aanay waxba dhacayn oo Xukuumaddu ay jirayso
hadaba halkan ka daawo shirka Jaraa,id ee Cismaan Hindi.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland
abafgaab@hotmail.com