Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiir Kuxigeen uu dhawaan Siilaanyo magacaabay oo maanta xilka la wareegay,ayaa sheegay in markii uu ka midka ahaa Xukuumaddii Daahir Rayaale ee uu ka soo hor jeeday KULMIYE oo markaa mucaarid ahaa hadalo laga qoray oo uu yidhi in aanu Madaxweyne Siilaanyo wax ugu qaadin isla markaana xil ugu diidin ee uu mansabka uu maanta la wareegay u dhiibay.
hadaba halkan ka daawo halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland