Berbera(Xogsoormedia.com):- “Dhulkaa dekeda ayaa leh cid gaar loo siiyayna ma jiro dadka in la ceebeeyo oo been laga sheegana maaha.” Sidaa waxaa hadalkiisa ku bilaabay Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Cali Cumar Xoorxoor oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa Berbera waxaa kale oo uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in Somaliland uu soo gaadhay markab hub mucaawimo ah u sida oo ay dawladda Imaaraadku ugu deeqday Somaliland.
Hadaba halkan ka daawo Eng Cali Xoorxoor oo arrimahaa ka hadlaya.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland