Daawo: Qaar Ka Mid Ah Dadweynaha Reer Burco Oo Ka Dareen Celiyay Dhammaadka Muddo Xileedka Xukuumadda

0
396

Burco(Xogsoormedia.com):-Qaar ka mid ah dadweynaha reer Burco,ayaa ka dareen celiyay muddo dhamaadka xilka Xukuumadda  iyagoo sheegay in Madaxweynaha looga baahan yahay in uu fuliyo balantiisii markii uu ololaha ku jiray ee ahayd   in aanu ogolayn wax muddo kordhin la yidhaahdo.

“Madaxweyne waxaanu kugu taageernay in aad dalka ka qabanayso doorashada xilligeeda oo aanu kugu dooranay imikana waxaa lagaaga fadhiyaa in aad tii ka dhabayso oo aad dalka doorasho ka qabato.” sidaa waxaa yidhi mid ka mid ah dadweynaha reer Burco oo warbaahinta a hadlayay.

hadaba halkan ka daawo siday uga dareen celiyeen qaar ka mid ah dadweynaha reer Burco dhammaadka muddo xileedka madaxweynaha

Xogsoormedia.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here