Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda iyo Xisbigeedea KULMIYE ayaa maanta caddeeyay mawqifkooda ku aadan muddo kordhinta Guurtida iyo waxa uga meel yaalla heshiiskii ay saxaabta wada gaadheen.
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo Guddoomiyaha KULMIYE Muuse biixi oo saaka wada jir shir jaraaid ugu qabtay qasriga Madaxtppyada Somaliland ayaa caddeeyay in ay sharci tahay muddo korddhintii ay guurtidu u samaysay xukuumadda iyo Wakiilada isla markaana aanay ka bixin heshiiskii ay xisbiyada la galleen.
hadaba halkan ka daawo shirkaa jaraaid ee maanta ay wada jirka u qabteen Madaxweyne ku-xieenka Somaliland iyo guddoomiyaha kulmiye..
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland