Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Guddoomiyaha golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed CABDILAAHI(Cirro),ayaa Xukuumadda ku eedeeyay in ay heshiiskii ka baxday
ka dib markii uu maanta Madaxweyne kuxigeenku ka hadlay go,aankii guurtida iyo heshiiskii ay asxaabta wada gaadheen..
hadaba halkan ka daawo..
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland