Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa maanta dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamdda Sare ee Soomaaliya garyaqaan Aadan Xaaji Cali.
dhaarta dastuuriga ah ee uu maanta dhaariyay Madaxweynaha Somaliland Guddoomiyaha Maxkamada sare oo muuqaal ah halkan ka daawo..
Xogsooormedia.com
Hargeysa Somaliland