Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa golaha Guurtida farriin adag u diray oo uu kaga hadlayo arrimaha doorashooyinka iyo muddo kordhinta.
waxaanu sheegay guddoomiye Faysal in aan la joogin marxaladii Guurtidu wax ku kordhin lahayd isla markaana loo baahan yahay in ay u hoggaansamaan waxay asxaabta qaranka iyo Xukuumaddu ku heshiiyeen oo ay taasuun sharciyeeyaan.
hadaba halkan ka daawa guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo arrimahaa iyo kuwo kaleba ka hadlaya.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland