Hargeysa(Xogsoormedia.com):- ALLE ha u naxarsiistee waxaa maanta xabaalaha naasahablood ee magaalada Hargeysa aas qaran loogu sameeyay Wariye Maxamed Daauud oo ahaa madaxa falimqaadayaasha HCTV , Wali Daauud Cigaal oo ahaa Agaasime waaxeedka qorshaynta iyo tirakoobka Wasaaradda Maaliyadda iyo Askai boolis ah oo shalay ku wada geeriyooday shil baabuur oo ga dhacay deegaanka halleeya jidka isku xidha Hargeysa iyo Berbera.
hadaba halkan ka daawo aaska qaran ee loo sameeyay sadexda marxuum.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland