Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag ugu jawaabay Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xus dawladda Muqdisho u samaysay 26jun oo ah maalintii ay Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska 26 Jun 1960.
Muuse Biixi ayaa sheegay in aanay Soomaaliya la wadaagin maalinta xorriyadda ee26Jun balse ay ahayn maalin Somaliland ay xornimadeeda ka heshay boqortooyadii Ingiriis taasoo uu tilmaamay in ay reer Somaliland walaalnimo iyo soomaalinimo ku baadi goobayeen shantii Soomaaliyeed laakiin ay ka dhaxleen cay afxumo iyo dil gaadhay heer diyaaradolagu duqeeyo maatada reer Somaliland.
hadaba halkan ka daawo jawaabta guddoomiye Muuse Biixi Cabdi.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland
abafgaab@hotmail.com