Widhwidh(Xogsoormedia.com):- Cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka Widhwidh oo dhawaan xaalad colaadeed oo ka jirtay nabad lagu so dabaalay ka dib markii ay shirar iyo kulamo dhawr ah wada yeesheen madax dhaqameedka Buuhoodle iyo Qorilugud ayaa ka war bixiyay xaalada nabad gelyo ee xilligan bulshadana farriin u diray.
hadaba halkan ka daawo waxgardka iyo cuqaasha Widhwidh oo arrimahaa ka hadlaya.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland