Jamaal Cali Xuseen Oo madaxweynaha Ka Dalbaday Dhaqan Galinta Heshiiskii Ay Asxaabta iyo Xukuumaddu Wada Gaadheen

0
355

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha  Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen,ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ka dalbaday in uu  si deg deg ah u dhaqan galiyo heshiiskii ay wada gaadheen asxaabta qaranka iyo Xukuumaddu inta ka horraysa dhamaadka muddo xileeka Madaxwayaha.

Jamaal Cali Xuseem waxaa kale oo uu  sheegay in muddo kordhinta Guurtidu ay tahay mid aan loo baahnayn isla markaana  taa bedelkeeda ay sax tahay in lagu dhaqmo wixii  lagu heshiiyay,waxaanu sidaa sheegay maanta mar  uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal ee Hargeysa ka dib markii uu soo dhamaystay safar uu dalalka dibada muddo ugu maqnaa.

hadaba  halkan ka daawa Jamaal Cali Xuseen hadalkiisii..

Xogsoormedia.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here