Hargeysa, Somaliland – Wasirka Hawlaha gud iyo guryaynta iyo gadiidka Cabdirasaaq Khalif axmed ayaa sheegay in anay xukumaddu wax cashuur la yidha ku soo roogin ganacsatada garka ah ee gadidka soo dejisa, islamarkaana u xusay in xarutna cusub ee eegta tayayda gadidka oo laga furay gudaha dekadda Berbera.
HALKAN KA DAWO: