DAWO: “MARKA LA GAADHO 26-KA JUUN 2015-KA Axmed SIILANYO MADAXWEYNE DALKA KAMA MAHA WAKHTIGII LA DOORTAYNA SHARCIGA AHAA WU KA DHAMADAAY, HAADI KALE….” Murashaax Jamaal Cali Xuseen

0
348

Hargeysa, Somaliland – Musharax Madaxweynaha Xisbiga cadaalada iyo Daryeelka Ucid Mudane Jamaal Janaraal Cali Xuseen oo maanta waraabhainta kula hadlay aya sheegay in Xukumada Madaxweyne Siilanyo ku fasintay inay fuliso balanqaadadii ay shacabka uqaaday ee ku aadanaa xiliga doorashadu qabsoomayso.isaga Musharxu xusay in aanau Madaxweyne Siilanyo dalka iyo shacabka reer Somaliland toona Madaxweyne u ahayn marka la gaadho 26ka bisha juun 2015ka.

HALKAN KA DAWO: