Hargeysa, Somaliland – Wasirkii hore wasaradda Maliyadda Cabdiasis maxamed Saamale oo khudbad ka jeediye munasibaadi xil wareejinta isagu khudadaas mahaad naaq baladhaan uu soo jeediye dhamaan masuliyiinta iyo shaqaalaha wasaradda maliyadda suurta galiyay inay misaaniyadda dalku ku shaqeyso inay soo xarooto. Waxa kalo uu sheegay wasirki hore wasarada maliyadda Cabdiasis Maxamed Samaale uu xilka laa wareegay bishii March 20 sanadkii 2011 isla markakana taarikhda uu xilka wareejinayo oo ah March 7 2015, iyadu sadexdii sano ka dhiman tahay 13 malimood oo keliya.
HALKAN KA DHEGAYSO: