Xasan Ciise Jaamac oo Nasiir-darro ku sheegay muddo-kordhin loo sameeyo Xukuumadda Siilaanyo

0
391

xasan-cuiseHargeysa (CH)- Gudoomiyihii hore ururkii xaqsoor, isla markaana ahaa madaxweyne kux igeenki ugu hoeeyey ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac, ayaa xukuumadda madaxweyne Siilanyo ku eedeeyey inay ka gaabisay doorkii ay ku lahayd inay wakhtigeeda ku diyaariso doorashooyinka.

Xasan Ciise Jaamac waxa uu nasiib-darro ku tilmaamay inay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo dayacdo masuuliyaddii ka saarnayd diyaarinta Doorashooyinka iyo inay waktigan isu diyaariso muddo-kordhin loogu kordhiyo muddo-xileedka Shanta Sanno ah ee la doortay.

HALKAN KA DHEGAYSO: