Hargeysa (CH)- Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, oo maalmahanba ku sugnaa magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera, ayaa maanta ku soo laabtay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa oo si weyn loogu soo dhaweeyey, iyadoo dadweynuhu cal;anka Somaliland iyo caleemo qoyan la tubnaayeen jidadka caasimada ilaa inta uu Madaxweynuhu ka gaadhayey qasriga madaxtooyada.
HALKAN KA DAAWO