DAWO: Xisbiga Waddani Oo ka Biyoo Diiday Qorshaha Xukumadda Somaliland Uu Bandhigtay Qorshee Ku Aadan Wada hadalada Soomaliyaa

0
524

Hargeysa, Somaliland – La taliyaha gudomiyaha xisbiga waddani ee siyaasadda aarrimaha dibadda Fadumo Siciid oo ka hadashay mawqiifka xisbiga waddani eek u aadan wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya oo la filayoo inay dhowan dib uu furman, ayaa waxay sheegtay inn anay wakhtigan suurta gaal noqonayn inn wada hadaladda uu dhexeya labada wadan ay dib uu furmaan maddama ay dorashoyiin dalka ku soo fool leeyihin oo xukumadda uu taalo hawlo badan oo wakhti ay siiso uu bahan.

Marwo fadumo siciid oo ka qayb gashay shir ay gudida u qaabilsan wada hadaladda Somaliland iyo Soomaaliya ee xukumadda kulaan kula yeeshay axsaabta siyaasadda qaranka xafiiska wasirka wasaradda arrimaha dibadda, kulankas sidii ay afkaartooda iyo talooyinka ay hayaan uga qaadan lahaayeen islamarkaana iskula eegi lahaayeen Qorshaha Guddida.

“Horta runti shirkani wuxu ahaa shir inn mar hore laa gaalo maha imika inn imika laa galo intan imika marka hore la odhan ba oo ann heshiis lalaa gelin commitment inn laa taago bay ahayd inn shirkan laa galo, anagu xisbiga waddani ahaan mowqifkayagu ayanu dhibanay oo wax all aka soo baxay anay jirin. Hawadenii oo ay wali ay lalaan tahay oo anay wax alla go’an ah anay ka soo baxay anay jirin, dorashona ay nagu soo fool leeyihiin imika 4 bilood ka hadhsan tahay.

Marka imika anuu yara hakino ilaa ay dorashadeenu ay dhamaato wixi ka dambeyaa cidii ku gulaysata dabadeedna ay kulano wada yeeshaan ka dibna ay halka wada hadalada ay ka sii qadaan. Saddex sanadod iyo badh ay wada hadalku wadaa socdeen oo runtii wax alla laa odhan kaariyo oo runti laa tabaan karayoo oo la odhanayo Somaliland banu uu soo hoyiinay maa hayno.” Sidana waxa tidhi Marwo Fadumo Siciid.

HALKAN KA DAWO: