Hargeysa, Somaliland – Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay xukuumada somaliland qorshaynayso inay shir gaar ah ku wareejiso dekeda magaalada Berbera.
Musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Calii Xuseen oo maanta ka hadlayey munaasibad xisbiga Ucid u furayey barnaamij loogu tala galay dhiiri gelinta dhalinyarada ayaa waxa kale oo uu shirkada heshiiska la galaysa xukuumada ugu baaqay inay ka fiirsato heshiiska ay la galayso xukuumad ay mudo xileedkeeda ka hadhsan tahay oo kaliya shan bilood.
Halkan Ka Dhegayso: