Halkan Ka Dhegayso: Muj. Cali Gurey Oo Ku Dhalilay Tacdiyaada Xukumaddu Kula Kaacday Saxafadda Madaxa-Banan iyo Arrimo Kale Oo Xasaasi Ah

0
297

Hargeysa, Somaliland – Mujaahid Cali Maxamed Yusuf (Cali Gurey) ayaa ku dhalilay tacaadiyadda xukumaadu ay kula kaacdo suxufiyiinta madax banan ee dalka ka hawl galaa, isagu tuusaale uu soo qaatay laba wargeys ee madaxa banan ee mudo dheer uu xidhan xukumadda Axmed Siilaanyo.

Waxa kalo uu sheegay mujaahid cali gurey inn anay xukumaadu diyaar uu ahayn dorashoo wakhtigeeda qaabsontaa inay dalka ka dhacdo, sidana waxa uu ka sheegay xaflaad manta ka dhacday magaladda Hargeysa.

HALKAN KA DHEGAYSO: