Xukumada Feedaraalka Soomaaliya Oo Sheegtay in Shidaal iyo Gaas Ka So Saarayso Deggano Ka Mid ah Somaliland Sanadka 2020

0
350

Muqdisho, Somalia – Wasirkii hore ee petroolka ee dowlada fedeeralka Soomaaliya ayaa sheegay in uu ku haan wayn yahay shidaal iyo gaas ba sanadka 2020, ka dib markii sahamin mudoyin dheer ka sameyeen shirkadaha ajaanibka ee shidaalk ka soo baxeen natijooyin fican ceelasha ku kala yaala xeebta Somaliland, Puntland iyo Somaliland sida uu sheegay wasirki hore Petroolka Daud Maxamed Cumar.

“Waxan filayna inn Soomaaliya wax soo saar dhinaca shidaalka iyo gaasta sanadka 2020, iyadu dalku ka fa’iidaysan dono khayraadka dalka ugu jira dadkeeduna ka bixi donan nolosha saboolnimada iyo dalka uu inuu dalku uu guuro nolool barwaaqo ah.” sidana wax yidhi wasirkii hore petroolkd dowlada Fedderaalka Soomaaliya Daucd Maxamed Cumar oo shabakada wararka Bloomberg Business waraysi siyee.

Inkasto Daud Maxamed Cumar anuu sheegin ama cadayn shirkadaha sahaaminta ka sameyee gudaha dalka. Soomaaliya oo isku day’asa inay ka fiirsanayso shirkadaha doonaya inay maalgelin ku samayaan blockyada saliidu ku jirto iyo min sanadki 2009 oo ay xasiloonidu soo koordhayso oo uu fududeynayso shirkadaha ajaanibka inay maalgashi ka sameyaan dalka.

Cidamada militariga ee ururka midowga Afrika ka cawiyee cidamada dowlada federaalka Soomaaliya gacanta ku dhigaan in ka badan %70 oo hore ugu jirtay kooxda xagjirka xidhidhna la leh al qaacida ee al shabab. Dowlada o,o hataan wada hadal kula jirta shirkadihii shidaalka ee heshiis kula jirtay dowladii militariga ee maxamed siyaad bareh, waxana shirkadahas ka mid ah Royal Dutch Shell Plc, Exxon Mobil Corp., BP Plc iyo Chevron Corp.

Sidii ay dib uu cusbonaysiin lahayeen heshisyadi wakhitgaa ay kula jireen, sida uu sheegay J. Jay Park agaasimaha xarunta Peroleum Regimes Advisory, oo ah la taliyaha dhinaca sharciga ee dowlada federaalka Soomaaliya. Shirkadaha shidaalka oo dalka ka shaqeyn ila iyo wakhtigi dagalaada sookeeye ka dilaaceen sanadkii 1991, sidaas daradeed shirkadihii shidaalka sahanku uu socday sababtay inn ay joojiyan hawshoodi kuna dhowaqaan Force Majeure.