Roma, Italy – kabtaanki markaabka Costa Concordia ee ku qalibmay meel uu dhow xeebta dalka talyaniga sanadki 2012, oo dacwaad uga furnayd 19 bilood ee dambeyee lagu helay eedemihi lagu soo oogay ayaa maxkamadu ku xukuntay 16 sanado oo xabsi ah.
Francesco Shettino oo ka ahaa kabtaanka markaabka costa Concordia ayaa ka baxsaday markaabka markii u ku qalibmay sanaadki 2012, 32 qof ayaa ku dhintay intii kale ee rakaabka saarna markaabkan halkaa uu ka baadbadin lahaa kabtanku u ka baaxsaday.
Lakinse kabtaan Shettino ayaa iska lexiyee eedemahas, isagu ku tilmaamay eedaymahas inn lagu bartilmaamsaday keliidii lakinse anuu kelidii dambiga lahayn. Qareenada uu dooda kabtaanka ayaa maxkamada horteeda kaga dooday inn anuu ku koobnayn lakinse shaqaalaha markaabka, oo shaqadodii gaabay madama anay warbixin uu soo gudbin kabtaanka markaabka keenay inn markaabkasi iyo 32 qof ka mid ahaa rakaabka dhintaan. Garsoore Giovanni Puliatti oo maxkamada horteeda ka hor akhriyee xukunka eedesanaha isagu ka maqaan maxkamada ee magalada Grosseto.