Hargeysa, Somaliland – Wasirka wasaraada Hawlaha guud iyo guryaynta Cabdirisaq Khaliif ayaa sheegay inay mamulka wasaradu ay hirgelinayaan xarun cusub oo lagu tayayn donoo baburta kala duwan, waxana bandhigaas lagu soo bandhigay hudheelka Maansoor ee magalada Hargeysa.
Ugu horeyn waxa munaasibada ka hadlay agaasimaha guud ee wasarada hawlaha guud iyo guryayna Mukhtar Maxamed oo sheegay inn xaruntani ay noqon donto goobta lagu eegii dono tayaada gadiidka ay ku sugan yihiin.
HALKAN KA DAWO: