DAWO: Wariye Maxamed Soofadhiiste Oo Xoriyaddiisii Dib U Helay

0
276

Soofadhiiste 2

Berbera, Somaliland – Wariye Maxamed Cabdilaahi Soofadhiiste oo ka mid ah weriyayaasha ka hawlgaala telefishanka Somali Channel iyo tafatiraaha shabakadda wararka ee Berbera today, ayaa laga sii daayay xabsiga dhexe ee Magaaladda Berbera oo uu ku xidhnaa muddo shan maalmood ah.

Wariye Soofadhiiste ayaa todobaadkan ay Ciiidamada Booliska Magaaladda Berbera ay xabsiga u taxaabeen, isaga oo lagu eedeeyay inuu baahiyay warar been-abuur ah, waxaana la sheegay in xadhigiisa uu armay Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar.

Soofadhiiste 1

 

 HALKAN KA DAWO: