Washington, DC – Xildhiban Keith Ellison oo ka mid mudaneyaasha Golaha Wakiilada ee dalka Maraykanka, ayaa khudbaad uu ka jeediyee golahaas uu sheegay muhiimada ay leedahay lacagta laga diro dalkaa Maraykanka ee loo diro Soomaaliya. Xildhiban keith Ellison oo ah nin muslim ah isagu laga soo doortay goboka Minnesota degmada 5-aad, isagu sheegay inn cabasho xoogan ay jaliyaada Soomaalida ku dhaqan gobolka Minnesota oo ka 80,000 qof oo ka mid ah dadka deegaanka, ayaa uu bandhigay cabashadoda ku sabsaan xidhitaanka shirkadaha xawaaladaha.
HALKAN KA DAWO: