DAWO: Weriyeyaal Ka Tirsan Warbahinta Madaxa Banan Oo Cambaareyee Xadhigaa Laba Weriyee Maxamed Cabdilaahi Soofadhiiste Iyo Yusuf Maxamed Xasan

0
338

Berbera, Somaliland – Shir jaraid weriyayasha madaxa banan ku qabteen magalada Hargeysa ayaa sii kulul uu cambareyee xadhiga lagula kacay tafatiraha shabakada Berbera today iyo Somali Channel weriye Maxamed Cabdilaahi faarax. Weriyahasi oo mudo 5 malimood ku xidhan magalada Berbera, ka dib markii ay cidamada bilesyku xabsiga uu taxaabeen isagu ku sugnaa gurigiisa oo anay wax sharci maxkamadeed anay sidan.

Weriye Yusuf Maxamed Xasan oo ka mid ah weriyayaasha ka hawlgala warbahinta dowliga ee Wargeyska Dawan qaybteeda luuqada ingirisiga ee The Tribune, oo bishi December 25, 2014 lagu xidhay magalada Jig jiga ee ismamuulka Soomaalida ee killilka Shanaad ee dalka Ethiopia, ay ku war dambeysay xadhiga weriyahaa. Ila imikana anay xukumada iyo wasarada uu ka tirsan yahay anay marnaba ka hadal halka uu ku dambeyee weriyee Yusuf Maxamed Xasan.

Waxa kalo ay weryayaasha madaxa banan ayaa ku tilmaamay xukumaada Axmed Siilaanyo ay tahay mamulkii soo maray tan markii Somaliland laa soo noqotay madax banideeda ugu taacadii badna ay kula kaacdo weriyayaasha bahdaa saxafaada madaxa banan.

HALKAN KA DAWO: