Hargeisa, Somaliland – Marwo Faadumo siciid ayaa waxay mar kale asxaabteeda taageerayaasheeda iyo ehlekedaa ay barta facebook-ga ka wada xidhiidhan, ayay ku wargalinayasaa in walii sidii dadka looga caayayo ciwaanka facebooka ee akountka laga jabsaday ee ay isticmaalaya magacaa Marwo Fatima Saeed. Kaasi oo wali la soo dhigayo fariimihii cayda iyo isku dirka ahaa, waxaanay bulshadaa ay kala xidhiidhi jirtay ku wargalinaysaa inay gabi ahaanba ay iska daysay isitcmaalkii facebook ga, kadib markii arimaha edaab darada iyo isku dirka ah ee laga been abuurayoo magacayga laga faafiyey. Waxanay ku wargalisay inay report gareyaan (Dacwad) uu loo diraan mamulka Facebook gaas si loo xidho.
“Waxa wali sii shaqaynaya facebook gii layga jabsaday ee ay ku qornayd Marwo Fatima Saed kaasi oo laga badalay sawiradii yaalay Profile ka oo lagu badalay qaar ka mid ah sawiradii aan lahaa ee ku jiray albankayge facebook ga.”sidana waxa tidhii fadumo sicid.
“Waxaanan asxaabta family ga iyo taageerayashaydii aanu ka wada xidhiidhi jirnay facebookga usheegayaa inaan gabi ahaan ba joojiyey isticmaalka facbook ga ka dib markii la jabsaday facebook gii aan la wadaagi jiray taageerayaashayda iyo qoyskayga ee la soo dhigay dodo ka baxsan anshaxa iyo dacaayadao aanan waxba kala soconi.
Markaa waxan taageerayaashayda iyo asxaabtayda aanu sida wanaagsan uga wada socon jiray bartay da facebookga usheegayaa inaan joojiyey isla mar ahaantaasina waxan ka codsanayaa inay report gareeyaan oo ay facebook dacada udiraan lagu xanibayo facebook gaa layga jabsayda ee sida khaldan loo isticmaalayo.”