Hargeysa, Somaliland – Ururka Midowga Europe ayaa xayraad dhanka dulimaadyada dibada saartay ka qaaday ka dib markii loo doortay gudomiyaha ururka midwoga Afrika, waxana xadidaadas uga qaaday mudo ciisho.
Afhayeenka ururka Midowga Europe Catherine Rays oo warbahinta uu waramayse salaasadii toddadkan ina dhaftay sheegtay inn ay xaraadii duulimadka loga qadayo mar haadi loo doortay gudomiyaha ururka Midowga Afrika.
Midwoga Afrika sanaadki 2002 cunaqaabatayn saartay dalka Zimbabwe ayaa lagu eedeyee tacaadiyo iyo musuuq masuq dorashaadi ka dhacday wakhtiga, waxana laa hakiyee qaar ka mid ah masuliyiinta xilalka ka hayee Zimbabwe lacagihi ugu jirey bangiyada ku yaala qaraada Europe iyo ganacsiga ku lahayeen qaradaas.
Talaaboyiin mudoyiinkan dambe cunaqabataynti laga yara khafifyee qaar ka mid ah masuliyinta dalkaas, ayaa hadanase madaxweyne Rober Mugabe iyo xaaskiisa Grace wali ku jiraan liistaada Black List loo yaqaan.