Hargeysa, Somaliland – Xarunta cidamada difaaca ee dalka Maraykanka Pentagon ayaa xaqiijiyee inay weerar dhanka ciirka ah lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan kooxda al-Shabaab lagu qaaday Soomaaliya saaq badhkii xalay.
Rear Admiral John Kirby, ayaa sheegay in weli la badhaayoo natiijadaa ka dhalatay weerarkaas oo ay fuliyeen diyaarada bila duliyaha lahayn ee loo yaqaano Drones.
Waxa uu sheegay in bartilmaameedku ahaa madaxa uu qaabilsan sirdoonka kooxda al-Shabaab oo magacisaa laa yidha Yusuf Dheeq, waxa kalo uu intaa raaciye in ay dhabar jab weyn ku tahay kooxda al shabaab haddii la xaqiijiyo in sarkaalkasi ku geeriyooday weraarkas.
Inkasto ann ila iyo hadaa laa xaaqijiin tirade dhimashada dadka rayidka ah ee weerarkaas wax ku noqday, lakinse sababtuna loo maleenkaro inn sacada weraarka ay xili dambe ahayd, sidaa awgeedna ann laa xaqiijiin kaarin waxyeelada guud weraarkaasi uu geystay.
Dabyaaqadi bishii September sanadkii 2014-kii, ayaa cidamada ciirka Maraykanka werar ku dileen hoggaamiyihii kooxda al-shabaab Axmed Godane.