Nadra Maxamed Jamac Oo Sheegtay Xalaad Amni Darro Soo Food Saartay Iyo Farrin Adaag ay Uu Dirtay Siyaasiga Maxamed Dahir

0
508

Hargeysa, Somaliland – Gudomiyaha degmada Axmed dhagax ee garaabka haweenka iyo dhalinyarada xisbiga UCID Nadra maxamed jamaac ayaa ka hadashay dhowr arrimod degmo ahaan iyo shaqsii ahaan, iyadu eedo uu soo jeedisay wasirka dhalinyarada iyo ciyaaraha faro galinta qawaan ee uu ku hayoo ururka dhalinyarada ee SONYO.

Waraysigan anuu laa yeelanay nadra maxamed jamaac waxa ay ugu horeyn sheegtay inn wakhti xaadirkan ay ku hawlaan tahay sidii ay mamulka xisbiga ucid heer degmo iyo gobolba ay dayaac tiir ku samayn lahayeen garomada kubaada cagta iyo kolaygaba, ay muhimaad weyn uu tahay dhalintasi ku ciyaaran ama maweelo uu helaan wakhtigoga sii anay qaad iyo sigaar iyo balwaad ku lumin.

“Hadan an ka hadlo xisbiga UCID gaar ahaan mudaadi ann gudomiyahaa ka ahaa degmada axmed dhagax ee magalada Hargeysa, waxa ann shirar laa yeeshay dhalinyaro iyo haween ku nool degmadaasi oo anuu iska xaal waraysaneyne bahiyaaha iyo durufaha ka jira degmada. Waxana kulamadasi isla afgaranay bahiyahaa ugu wa weyne ay donayaan inn wax lagala qabto ay ka mid yihiin garomo loo dhisoo iyo kuwa dayaac tiir lagu sameyoo oo ku kala yaala xafadaha half London, Pebsigaa iyo garoonka iskuulka Axmed Gurey ayaan ugu balaanqaday inn aniga iyo mamulka guud ee xisbiga ka hawl galno bahiyaaha wixi lagala qaban karo laga hawlgalo.” Sidana waxa tidhii Nadra Maxamed Jamaac.

Mar anuu sual ka waydiney nadra maxamed jamaac cafiiskii madaxweyne Axmed Siilaanyo uu fidiyee ka dib markii maxakamed gobolka Hargeysa ku xukuntay 8 bilood oo xadhig, ka dib markii wasirkaa madaxtoyada uu dacwaad uu soo gudbiyee xeer ilaalinta iyo maxkamada inn loo xidho haweenaydas.

Nadra Maxamed jamaac oo ka jawaabeysa suashaas ayaa waxa ay tidhi:  “Xalaadayda amni mantaa add iyo add bay uu xuntahay maalinti uu madaxweynuhu isoo dayee ila manta waxa laga jooga sanad iyo 4 bilood. Dhowr jeer ba laa iso weraray anigu gurigayga jooga lamihii aminiguna waxbana arrimahas kama qabaneyaan, oo waxa ay ku andacoonayaan maxkamada uu taag oo waran ka soo qaad.

Waxana laa igu eryanayaa maxad qabiilkyaga ku cayaasa, aniguna maa garaneyoo qabiilka ann cayee sababto ah, wasirka madaxtoyada man cayiin qabiilkisa maan cayiin, marka waxan laa ee daba socda maan fahmin. Xafiska xeer ilaalinta oo ann Aadann xeero dhiig uu gudbiyee dacwadayda waxa igu jawaabay, shanta waraaqadod qaad oo waxad uu geysaa taliyaha bileyska, wasarada arrimaha gudaha, maxkamada gobolka, xeer ilaalinta iyo saldhiga dhexe bu yidhi bad geynaysaa.” Sidana waxa tidhi marwo Nadra Maxamed Jamaac oo ka hadlayse xalaadeeda amni.

Dhanka kale, waxaa cambarayn xogaan madax dusha uga tuurtay gudomiyihiii shir beleedkii beelaha Arab AFGARAD 3 oo ka qaabsomay degankaa Baligubadle ee gobolka Hawd siyaasi Maxamed Dahir, inn anay beeshasi marnaba tageersanayn iyo ka mid ahayn xisbiga Kulmiyee oo shalay xabaada laa dhacayee dhalinyarada ka soo jeeda beeshas.